10 calaamadood oo lagu garto dadka ku jira nolol nabad iyo wanaag leh

10 calaamadood oo lagu garto dadka ku jira nolol nabad iyo wanaag leh

Tobon arimood ama calaamadood oo laga helo dadka ku nool nolol nabad iyo wanaag ku jiro ayaa jiro ee ma taqaanaa? Hadaba waa kuwan ee ka faa’iideyso:

1. Dadka ma fara galiyaan.

2. Dadka weyn u cafiyaan.

3. Kuma dadaalaan in la aqoonsado xataa haday mudanyihiin.

4. Ciil ma qabto, dadna isha kuma qabtaan oo waxay ku qancaan intii Ilaahay (sw) siiyo.

5. Natfooda wey badalaan, wixii danbi ahna way ka towbad keenaan.

6. Aad ayay u sabar badanyihiin.

7. Awoodooda kama badiyaan oo intii karaankooda ah ayay qabtaan ama balan qaadaan.

8. Ilaahay (sw) dhikiriigiisa ayay badiyaan.

9. Qalbigooda ayay marwalbo qooyaan oo wanaaga kama tagaan.




10. Dadka daaha ma aha. Oo marwalbo wakhtigaas ay joogaan wixii looga baahdo ama loo baahanyahay ayay qabtaan.




thumbnail Title: 10 calaamadood oo lagu garto dadka ku jira nolol nabad iyo wanaag leh
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-25T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
10 calaamadood oo lagu garto dadka ku jira nolol nabad iyo wanaag leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 25, 2016 and have 0 comments