Dangal Oo Isniin Iy Jimco Uma Kala Saarno Markale Subaxaan Hindiya Wuu Gil Gilayaa!!

Dangal Oo Isniin Iy Jimco Uma Kala Saarno Markale Subaxaan Hindiya Wuu Gil Gilayaa!!

Waxaa la xaqiijiyay in filimka Dangal ee Aamir Khan hogaamiyaha ka yahay inu si aad u wanaagsan subaxdaan xiliga Hindiga ka furmay.

Waxaa la xaqiijiyay in Dangal maalintiisa 4-aad uu gudaha Hindiya kaga furmay 50% ayadoo ay tahay maalin shaqo sidoo kalena filimkaan si taariikhi ah u gadmay maalintiisii sedexaad.

Waxaa la xaqiijiyay in Dangal ganacsi ahaan sida uu ku furmay ka agdhow yahay maalintiisii kowaad madaama Jimcadii uu filimkaan ku furmay 55%.



Dangal tijaabada maalinta Isniinta ah wuu ka gadmay waxaana muuqato in filimkaan shacab weynaha si waali ah jaceyl ugu qaadeen haatana cid hor istaagi karto malahan mustaqbalka dheer iskoorada uu dhigi doono.

Waxaa la filaa in maanta gelinkii dambe qoysaska Dangal daawashadiisa soo aadaan madaama iskuulada fasax yihiin sidaa darteed Dangal qiyaas ahaan maalintisiii kowaad lacagaha uu keenay ayuu ka ag dhawaan doonaa ganacsiga uu sameyn doono maalintiisa 4-aad!

Qiyaas ahaan sida muuqato Dangal maalintiisa 4-aad lacago 20 Crore ka badan ayuu keeni doonaa inkastoo fasax uusan jirin weliba waxaa macquul ah inuu noqdo filimka maalin Isniin ah lacagaha ugu badan taariikh ahaan soo xareeyay.

thumbnail Title: Dangal Oo Isniin Iy Jimco Uma Kala Saarno Markale Subaxaan Hindiya Wuu Gil Gilayaa!!
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-29T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dangal Oo Isniin Iy Jimco Uma Kala Saarno Markale Subaxaan Hindiya Wuu Gil Gilayaa!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 29, 2016 and have 0 comments