halka laga bilabo galmada macaansiga iyo iskululeysiga

halka laga bilabo galmada macaansiga iyo iskululeysiga

Dumarka quruxda badan nimanka waxay ku abuuran maskaxdooda jahwareer, webka ajakis ayaa wuxuu sameeayay daraasad oo ballaaran, webka ajakiz oo aad uga soo tarjumo webyada ku takhasusay galmada iyo quruxda naagaha ka sheekeeya, 

iftineducation.com wuxuu ka mid yahay webyada aad loo soo booqdo waxaad ka helaysaa , sidoo kale webka gaaloos.com wuxuu la mid yahay.


marka quruxda haweenka ninka waxay ka dhigaysaa mid isku jahawareersan oo wadnahiisa boodboodaya, dhiigiisa si fiican ayuu u shaqeeyaa qofka, waxaa laga yaabaa waxyaalo badan inuu u sameeyo naagtaas uu arkay darteeda,
waxaad ogaataa maxaa naagaha quruxda badan loo geeyee meelaha waaweyn ee ganacsiga, sida meelaha tikidka diyaaradaha laga gooyo, ama supermarkeyyada waaweyn, ninka markuu lacag dhiibayo uu arko naag qurux badan wuu is illaawaa, waxaa dhici karta inuu ka bixiyo waxa uu iibsanayo lacag qiime badan oo qaali ah.
thumbnail Title: halka laga bilabo galmada macaansiga iyo iskululeysiga
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-29T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
halka laga bilabo galmada macaansiga iyo iskululeysiga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 29, 2016 and have 0 comments