Laanta socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo soo saartay amar ku socda ajaaniibta dalka ka shaqeysata (Akhriso)

Laanta socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo soo saartay amar ku socda ajaaniibta dalka ka shaqeysata (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa waxaaa lagu xusay awaamiir ku socota dadka ajnabiga ah ee dalka ka shaqeysta.

Waxaa amarkan lagu sheegay in laga bilaabo Maanta qofkii ajnabi ah ee lagu helo inuu dalka sharci daro ku joogo iyo Hay’adda uu u shaqeyo laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan Maxkamadna lala tiigsan doono.

Shaqaalaha Ajaaniibta ah ee dalka jooga ayaa sidoo kale waxaa la faray iney deg deg isaga diiwaan geliyaan laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia.
thumbnail Title: Laanta socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo soo saartay amar ku socda ajaaniibta dalka ka shaqeysata (Akhriso)
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-16T03:09:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Laanta socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo soo saartay amar ku socda ajaaniibta dalka ka shaqeysata (Akhriso)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 16, 2016 and have 0 comments