Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?

Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?

Waxaa dhagaha shacabka kusoo dhacayay warar been ah oo sheegaya inay fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo iyo Musicianka caanka ah ee Axmed Wali Furinle ay iska dhiibeen Dalka Ingiriiska oo aanay dib ugu noqon doonin Hargeisa. 

Warkan ayaa ah mid aan sal iyo raad toona ahayn maadama oo aanay wadanka kusoo galin qaab qaxoontinimo se casuumad ay ku yimaaden 

markay visadu ka dhamaatana ay noqon doonan sidii fanaaninti ka horeyey e lagu so casuumi jiray


carwada Usbuuca Somalida ee sanad walba ka dhacda caasimada London.

thumbnail Title: Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-30T20:26:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 30, 2016 and have 0 comments