RASMI: Sidharth Malhotra Oo Soo Bandhigay Inta Uu La Egyahay Dhaawaca Soo Gaaray

RASMI: Sidharth Malhotra Oo Soo Bandhigay Inta Uu La Egyahay Dhaawaca Soo Gaaray

Jilaaga da’da yar ee maalmahaan usoo baxay Bollywood-ka kana mid ah jilaayaasha Bollywood-ka gil gilayaan ee Sidharth Malhotra ayaa la sheegay inuu dhaawac soo gaaray.

Sidharth Malhotra ayaa isku diyaarinayey duubista filimkiisa soo socda kaasi oo Thainland lagu duubidoono balse waxaa soo gaaray dhaawac dhanka canqowga isagoo sameeynaya Action aan caadi ahayn.

Kadib jilaagaan ayaa bartiisa Instagram-ka waxaa uu soo dhigay sida ay hada tahay xaaladiisa ,isagoona waqti ku qaadanaya qolka jirdhiska si uu isku xoojiyo.

Sidharth Malhotra suffers ankle injury on set

”Xilligii Action-ka ayaa waxaa isoo gaaray dhaawac canqowga ah, balse natiijo ayaa loo baahnaa, tababarka waxaa uu u muuqdaa jirka .


Filimka Reload oo ah filimka uu soo wado jilaagaan ayaa la rajeeynayaa in la daawado August 25 2017.
thumbnail Title: RASMI: Sidharth Malhotra Oo Soo Bandhigay Inta Uu La Egyahay Dhaawaca Soo Gaaray
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-21T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
RASMI: Sidharth Malhotra Oo Soo Bandhigay Inta Uu La Egyahay Dhaawaca Soo Gaaray



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 21, 2016 and have 0 comments