Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga Sameeyey Xasan Sheekh, CC iyo C/raxmaan C/shakuur

Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga Sameeyey Xasan Sheekh, CC iyo C/raxmaan C/shakuur

Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga Sameeyey Xasan Sheekh, CC iyo C/raxmaan C/shakuur 


Waxan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Sawir Gacmeed aad u qosol iyo yaab badan oo laga Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh, R/wasaare Sharma’arke iyo C/raxmaan C/Shakuur.



sawirka ayaa muujinaya in Seddexdaasi mas’uul ay Dowlada Imaaraadka u ballanqaadayaan inay u hibeyn doonaan Hantida Qaranka Somalia, waa haddii ay ka shaqeyneyso guushooda.

Hoos ka arag Sawirka uu soo bandhigay AMIN ARTS.
thumbnail Title: Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga Sameeyey Xasan Sheekh, CC iyo C/raxmaan C/shakuur
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-02T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirkii ugu Qosolka iyo Yaabka badnaa oo laga Sameeyey Xasan Sheekh, CC iyo C/raxmaan C/shakuur



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 02, 2016 and have 0 comments