SAWIRO: Sohil Khan Oo Hal Meel Isugu Keentay Salman Khan Iyo Saaxiibtiisa Hore, Arbaz Iyo Malika Arore, Maxaa Dhacayse?

SAWIRO: Sohil Khan Oo Hal Meel Isugu Keentay Salman Khan Iyo Saaxiibtiisa Hore, Arbaz Iyo Malika Arore, Maxaa Dhacayse?


Waxaa ay ahayd arintii ugu xiisaha badneeyd markii ay hal meel ku wada kulmeen mucaashaqiin hore iyo lamaaniyaal hore kuwaasi oo waqtiga kulansiiyey.

Sohail Khan ayaa wada casuumtay dhamaan , Salman Khan , Abraz Khan , Lullia Vantur iyo Malika Arora taasi oo ka dhigan inay wada kulmeen lamaaiylaa hore oo nolosha isku faarujiyey.

Waxaa ay kaamirooyinka soo qabteen ,Salman Khan iyo Lullia Vantur oo wada sheekeeysanayaan , balse waxaan xitaa isfiirin Arbaz iyo Malika.




Waxaa ay xaflada Sohail Khan wiilkeeda dhalashadiisa loo sameeynayey ka dhacday maqaaxi ku taalo gudaha India ,waxaana sidoo kale kasoo qeeyb galay qoosyka Salim Khan oo dhan.