SIDEE KU KASBAN LAHEYD JACEYLKA XAASKAAGA

SIDEE KU KASBAN LAHEYD JACEYLKA XAASKAAGA

SIDEE KU  KASBAN LAHEYD JACEYLKA XAASKAAGA 
Ha Eedaynin Xaaskaaga, 

Lakiin wax u Sheeg oo Waani u Cafi Khaladaad Badan oo ay kaa Gashay, 

Dibna Ha u Xasuusin Khalad Hore, 

Hana uga Jawaabin Su'aalaha aan Jawaabtoodu Faa'iidada lahayn 
Ama ay ka Dhalan karto Cawaaqib Xun, 

mar kastana la tasho Xaaskaaga, 

Dhagaysana Ra'yigeeda iyo Fikradeeda, 

Una Sheeg La'aanteed inaadan waxba Qaban karin kaligaa. 
Jecloow Qofka ay Jaceshahay Xaaskaagu, Tixgalina Ehelkeeda, 
Qaraabadeeda iyo Saaxiibadeeda,




( ILAAHOOW XAQA NA FAHAMSII ).
---Fadlan # Share # Comment # Like Wadada badbaadada
thumbnail Title: SIDEE KU KASBAN LAHEYD JACEYLKA XAASKAAGA
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-12T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SIDEE KU KASBAN LAHEYD JACEYLKA XAASKAAGA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 12, 2016 and have 0 comments