Xaaladda Gambia maxay ku dambeyn kartaa?

Xaaladda Gambia maxay ku dambeyn kartaa?

Urur goboleedka ECOWAS ee ay ku midoobeen wadammada Galbeedka Afrika ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u taageeraan natiijada doorashadii Gambia.

Madaxweynaha talada haya, Yaxya Jammeh, ayaa diiddan inuu ogaalado in doorashada uu kaga adkaaday musharaxa mucaaradka ee Adama Barrow.

Haddaba go'aanka ECOWAS muxuu ka dhigan yahay? 

Su'aashaas iyo kuwa kale ayuu Cabdifitaax Ibraahim Cagayare hor dhigay Dr Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faalooda arrimaha caalamka, 



isla su'aashaas jawaabteeda ayuu hadalkiisa ku bilaabayaa.
thumbnail Title: Xaaladda Gambia maxay ku dambeyn kartaa?
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-19T22:52:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xaaladda Gambia maxay ku dambeyn kartaa?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 19, 2016 and have 0 comments