Al-Shabaab oo ciidamo wata dareys gooni ah ku soo bandhigay gobolka Sh/hoose (Daawo Sawirro)

Al-Shabaab oo ciidamo wata dareys gooni ah ku soo bandhigay gobolka Sh/hoose (Daawo Sawirro)

Degaanka Kuunyo-barrow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa xoogaga Al-Shabaab waxay ku soo bandhigeen ciidan ka mid ah kuwa loo yaqaanno xisbada ama Booliska.

Guddoomiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban Gobolka Shabeellaha hoose Shiikh Abuu Usama ayaa sheegay ciidamadaan ay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumida iyo dembiyada kale.

Waxyaabaha ay dabagalka ku sameyn doonaan ayuu sheegay Shiikh Abuu Usama iney ka mid yihiin dadka mobilada ku qaata aflaanta xun xun iyo wixii soo raaca.








Ciidankan oo watay dareys gaar ah ayuu sheegay ineysan wax dhibaato ah u geysan doonin bulshada ayna si wanaagsan ula macaamili doonaan shacabka degmadaas.
thumbnail Title: Al-Shabaab oo ciidamo wata dareys gooni ah ku soo bandhigay gobolka Sh/hoose (Daawo Sawirro)
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-28T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Al-Shabaab oo ciidamo wata dareys gooni ah ku soo bandhigay gobolka Sh/hoose (Daawo Sawirro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 28, 2017 and have 0 comments