Boqorki Saudi Arabia oo Dhintay Maanta

Boqorki Saudi Arabia oo Dhintay Maanta

Boqorki dalka Saudi Arabia King Abdullah bin Abdulazi ayaa casarkii khamiisti maanta dhintay. Waxa boqornimada ka dhaxlaya walaalkkis ee Prince Slaman.

Warkan ayaa imaanaya kadib markii King Abdullah isbitaalka loo dhigay 31 December ee sanadkii tagay, asagoo la tacaalayay Nimooniya.



Boqorka ayaa jiray 90 sano bari ayaana la aasi doona.
thumbnail Title: Boqorki Saudi Arabia oo Dhintay Maanta
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-06T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Boqorki Saudi Arabia oo Dhintay Maanta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 06, 2017 and have 0 comments