cudurka hiv laga qaad dhuuqmada

cudurka hiv laga qaad dhuuqmada

Ninyahow Kala bedbedel noocyada galmada Galmo kala duwan oo noocyo badan leh waxa ay keentaa…raaxo badan, laakiin galmo hal nooc oo kali ahi waxa ay keentaa xiiso jab. Mararka qaar waxa fiican in saacado la wada raaxaysto halka mararka qaarna mid gaaban oo deg deg ahi xiixo badan leedahay.

Isla markaana waa in uu kolba qof ahaado ka firfircoon ee shaqada aad u wada halka ka kalena ka yahay mid degan.

Natiijaduna waa idinka oo hela galmo leh macaan, raaxo iyo xiiso badan, kana badbaadaya galmo hal nooc oo kaliya ah.

Ogow waqtiga aad joojinayso galmada.
Waa in aad joojisaa marka ay dhamaato, ragga qaar ayaa waxa ay u maleeyaan sii wadida galmadu mark ay dhamaatay in ay tahay mid fiican. Dhab ahaantii waxa ay rabtaa xaasku in aad sii wadid galmada in ay ka biyo baxayso, ka dibna jooji.

Waxa kale oo muhiim ah in uu ninku xusuusnaado in mararka qaarkood galmadu ahaan karto mid si dhaqso ah ay xaasku u biyo bixi karto marna ay qaadato waqti dheer. Marka ay dhamaatana waa in hab la isa siiyaa, la isa sii shumiyaa oo aan la kala cararin.


Natiijada aad ka helaysaana waa adiga oo ogaanaya in mararka qaar uu qofku hore u biyo bixi karo mararka qaarna uu waqti qaato. Adiguna aad iska yarayso culayska ah in aad ahaato nin ku fiican galmada oo wadi kara saacado badan.
thumbnail Title: cudurka hiv laga qaad dhuuqmada
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-09T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
cudurka hiv laga qaad dhuuqmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 09, 2017 and have 0 comments