Daawo dhaqtar soomali ah oo siigada Raga qiil u yeelay sheegayna in ay Dawo u tahay cuduro halis ah universal live uga Daawo

Daawo dhaqtar soomali ah oo siigada Raga qiil u yeelay sheegayna in ay Dawo u tahay cuduro halis ah universal live uga Daawo

Dhaqtar soomaali ah oo lasoo fadhiisiyay barnaamijka Late Night Show ee uu daadihiyo wariye C/ Xaafid kana baxa Universal TV aya ka hadlay arimo dhowr ah oo quseeya arimaha la xiriira xubinta taranka ragga iyo cudurada ku dhaca.

Dhaqtarkaan ayaa sheegay in uu jiro cudur halis ah oo ku dhaca xubinta taranka ragga kaasoo uu ku sheegay in ay badanaa ka dhalato xubinta oo shaqa gab noqota ama aan galmo sameynin.

Balse arinka ugu yaabka badan lagana yaabo in uu kaa qosliyo ayaa ah in dhaqtarkani uu sheegay in siigada raggu ay sameeyaan ay dawo u tahay cudurkaan, maadaama buu yiri laga shaqeysiinayo xubinta taranka.


RIIX HALKAAN EE DAAWO



Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dhaqtarka Oo Sheegaya in Siigadu Daawo U Tahay Cuduro Halis Ah:
thumbnail Title: Daawo dhaqtar soomali ah oo siigada Raga qiil u yeelay sheegayna in ay Dawo u tahay cuduro halis ah universal live uga Daawo
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-07T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo dhaqtar soomali ah oo siigada Raga qiil u yeelay sheegayna in ay Dawo u tahay cuduro halis ah universal live uga Daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 07, 2017 and have 0 comments