DHAGAYSO: Puntland oo si lama filaan ah uga hadashay Xilka Qaadistii lagu sameeyay Madaxweyne Guuleed

DHAGAYSO: Puntland oo si lama filaan ah uga hadashay Xilka Qaadistii lagu sameeyay Madaxweyne Guuleed

Barlamaanka maamulka Galmudug State ayaa xilkii ka qaaday madaxweynihii maamulkaas Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed, waxaase goordhow ka hadlay maamulka Puntland.

Gudoomiyaha Mudug dhanka Puntland Xasan Maxamed Khaliif ayaa sheegay in xilka qaadistaas ay tahay mid ay xaquuq ahaan uleeyihin dadka maamulkaas.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO MAQALKA

Sargaalkan uhadlay Puntland ayaa tilmaamay in wax saameyn ah aysan xaalada Gaalkacyo ku yeelan doonin xilka qaadista Guuleed