DHAGEYSO: Salaad C. Jelle oo Sifo yaab leh ka bixiyey Guuldaradii Faarax ?

DHAGEYSO: Salaad C. Jelle oo Sifo yaab leh ka bixiyey Guuldaradii Faarax ?

DHAGEYSO: Salaad C. Jelle oo Sifo yaab leh 

ka bixiyey Guuldaradii Faarax ?

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay natiijadii doorashada Gudoomiye ku 


xigeenada Baarlamaanka ee maanta lagu kala baxay.

HALKAN KA DHAGEYSO MAQALKA


Wuxuu sheegay in guuldarrada Faarax Sheekh C/qaadir Digniin ‘Jaalle’ la siiyay kooxda Damjadiid, 

isla markaana ‘Roosaha’ la siin doono Xasan Sheekh Maxamuud oo u sharxan Xilka madaxweynaha.


Wareysi uu siiyay Idaacadda Dalsan ayuu ku sheegay in Doorashooyinka dhacay labadii maalmood ee ugu danbeysay ay rajo fiican ka soo baxday,

laguna farxay.
thumbnail Title: DHAGEYSO: Salaad C. Jelle oo Sifo yaab leh ka bixiyey Guuldaradii Faarax ?
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-13T07:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DHAGEYSO: Salaad C. Jelle oo Sifo yaab leh ka bixiyey Guuldaradii Faarax ?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 13, 2017 and have 0 comments