DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?

DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?

Waxaa fahan qaldan ah in kulanka sariirta iyo
raaxada habeenkii mar walbaa uu ku xiran
yahay ninka min bilaw ilaa dhamaad, haweenka
ayaan wax kaalin ah ku laheyn raaxeysaga
lamaanaha, kama qeyb qaataan ficil ahaan iyo
hadal ahaanba.
Maadaada kulanka sariirtu uu yahay wax
lawadaago oo aanu qof kaligii ku gaar aheyn
waxaa haboon in Haweeneydo ka qeyb qaadato
dhankeeda.
Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in
lamaanuhu ka warqabo dhamaan xeeladaha
laxiriira dareenka galmada, qofna waa in aanu
ka daalin dareensiinta qeybaha jirkiisa ka mid ah
oo uu ku duugan yahay kacsigiisa amaba uu ka
helo in loo salaaxo ama lateeb taabto.
Gabar yahay haka xishoon in aad ninkaada u
sheegto goobaha iyo meelaha aad ka kacsato,
isku
day in aan hadal macaan ugu sheegto “Macaane halkaa
gacantaada ii mari”, “aad ayaan ugu bogayaa” iyo hadalo sidaan oo
kale u macaan badan, taasi oo ninka ku dhiirin galin karta in uu
shaqada si wacay kuula cayaaro.



Iska daaye in haweenka soomaaliyeed
yiraahdaan Goobahan waxaa ku duugan
dareenkeyga naagnimo, ee waxa ay ka
xishoodaan in ay nimankooda ka dalbadaan
galmada xili ay bistood u yihiin.
Fadlan heysu dayin in aad xad gudub nagu
sameydo, fadlan naweydiiso ka hor inta aadan
qaadan hadii kale dacwo ayan kula tiigsan
thumbnail Title: DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-21T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 21, 2017 and have 0 comments