Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo fara xumeynaayo (VIDEO)

Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo fara xumeynaayo (VIDEO)

Dhaqtarkan Kenyanka ah oo la magac baxay Dr Mugo ayaa ahaa dhaqtar qaabilsan haweenka ( gynaecologist ).

Dhaqtarkan ayaa waxaa lagu helay inuu faraxumayn u gaysto haweenka xaruntiisa yimaado, isagoo dumarka siiyo daroogo mudo sacado ah qadka ka saarta ka dibna faraxumayn ugaysto.

Haweeneey ka mid ah haweenkii uu fara xumeeyay ayaa dareentay in la faraxumeeyay, waxayna go’aansatay inay kaamarada qarsoon kaga duubto howlaha uu dhaqtarkani qabto, 
Halkaan ka Daawo Muuqaalka




waxaana rumoowday wixii ay ka cabsi qabtay.
thumbnail Title: Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo fara xumeynaayo (VIDEO)
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-27T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fadeexo:- Dhaqtar Kenyan ah oo laga Duubay Kaamerada Qarsoon Isagoo fara xumeynaayo (VIDEO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 27, 2017 and have 0 comments