Farsamooyin Ku Sahlaya Inaad Biyaha Wax Badan Hayso sidaan sameey

Farsamooyin Ku Sahlaya Inaad Biyaha Wax Badan Hayso sidaan sameey

 Farsamooyin Ku Sahlaya Inaad Biyaha Wax Badan Hayso Si Aad Galmada Waqti Dheer U Wado

Waxaan halkaan uga hadlaynaa sidee la isaga daaweeyo biyo baxa deg deg ah. Waxa jira taba bar nafsaani oo aad isaga daaweyn karto biyo baxa deg deg ah, waxaana lagu magacaabaa Kegel Excercise. tababarkaan waxaa lagu dheeraayaa mudada biyo baxa iyadoo la isku dayo in la joojiyo dibne loo bilaabo galmada dhawr jeer Kegel Excercise ayaa  xoojiyaa murqaha miskaha si qofku awood ugu yeesho inuu kontorooli karo murqahaas…

Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa deg deg ah,
waxaana ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo­baxa “SSRIs” waana daawo ah lidka­diiqada iyowelwelka. 




waxaa kaloo jira bomaato kabuubiso ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada.




thumbnail Title: Farsamooyin Ku Sahlaya Inaad Biyaha Wax Badan Hayso sidaan sameey
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-23T20:17:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Farsamooyin Ku Sahlaya Inaad Biyaha Wax Badan Hayso sidaan sameey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 23, 2017 and have 0 comments