Magaalada Munich - Jarmalka.
Gabar 22 jir Soomaali ah oo Tikid la'aan Tareen qaali ah (ICE) saarneed ayaa Nin Boliis ah oo tikid weydiiyay candhuuftay kadibna qaniintay,
dhaawac iyo tuugnimo ayaa lagu eedeeyay,
hadana cudur ineey qabto ayaaba loo
saarinayaa, warkeediina si weyn ayay u buunbuuninayaan, marka Gabdhaha Soomaalida waxaan ka codsanayaa hadiiba ay wax qaniinayaan in Ragga Soomaalida ay ku ekaato qaniinyadooda, aysan aduunka kale noo gelin in aan horror nahay dadkana qaniino.
halkaan ka daawo saxaafada oo buun buunineysa ilaa hadda
waxii kasoo kordha kala soco shabakada iftin education

Posted by:
Published :2017-01-06T23:30:00+07:00
Gabar 22 jir Soomaali ah oo Tikid la'aan Tareen qaali ah (ICE) saarneed ayaa Nin Boliis ah oo tikid weydiiyay candhuuftay kadibna...
Posted by January 06, 2017 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment