Ilhan Omar oo Maanta lagu Dhaariyay Kitaabka Quranka

Ilhan Omar oo Maanta lagu Dhaariyay Kitaabka Quranka

Ilhan Omar oo gabar Somali ah mardhaweydna ku guleysatay iney ka noqoto xildhbaan wadanka Mareykanka. Ilhan ayaa maanta lagu dhaariyay Kitaabka Quran-ka ah. 


Ilhan ayaa balan qaaday iney si fiican u matali doonto dadka laga tiro badanyahay ee gobolkaas.

Gabadhan ayaa ka mid ah xildhibaanada Aqalka Wakiilada ee Gobolka Minnesota.


22 sano ka hor Ilhan Omar oo ah gabar ku dhalatay dalka Soomaaliya balse hadda heysato dhalashada Mareykanka, 



waxay ku nooleyd xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

thumbnail Title: Ilhan Omar oo Maanta lagu Dhaariyay Kitaabka Quranka
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-05T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ilhan Omar oo Maanta lagu Dhaariyay Kitaabka Quranka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 05, 2017 and have 0 comments