Maxa ka taqaan jirka Boqorada Rapka Nicki Minaj Warbixin Xiiso Leh .

Raga waa ee so jidataa balse sir weyn laga ka shifay Quruxleyda rer Hollywoodka ahna Gabadha ugu codka macaan Hollywoodka Qaado Rapka Nicki Minaj .

Gabadha Jirka  ee qanciso Raga  kuna soo biirtay Hollywoodka Sanadkii 2004 ayaa waxaa laga ka shifay sir Weyn taasi oo ah in ee jirka ee wadato in ee yihiin  plastic  Ama Caag Sida ee qoreyn warbixinada Caalamka ayaa lagu shegay Qancisada Raga Nicki Minaj Taasi oo ka yaabisay Rag Badan in ee waxaan eheyn Jirkeeda ee yihiin wax caag ah .

Gabadhaan ayaa logu bartay Gadaal weyn iyo naaso aan caadi eheyn Nicki ayaa Hollywoodka ugu soo biirtay Codkeyda Kaasi oo ahaa mid aan u macaan Balse Gabadhaan ayaa Qurux ee raadineyso u xiratay Jir plastic ah .

Boqorada Rapka Nicki Minaj markii ee qabaneyso Showga ayaa 80% waxaa ka soo qabeyn galo rag kuwaasi oo ka helo Jirka Nicki Minaj.




Hollywood Life ayaa Bilihii Dambe hadal hayay in ee Gabadhaan waxa ee wato yihiin wax ben ah eek u qancineyso Raga intoo badan sawirihii Laga qaday Nicki Hoos ka daawo.