Noqo Gabar Tilmaamahan leh Si laguu Kala dafo

Noqo Gabar Tilmaamahan leh Si laguu Kala dafo

Nimanka ayaa tilmaamo gaar ah ka raadiya gabarta ay nolosoha la wadagaayaan , sidaa dartee  xogcusub.com   ayaa idin soo xushay dhowr arin oo amuurtaas la xariirta .

Gabar Aan Kalif Badneyn : ninka kama helo haweeneyda kalifaadda badan isla markaana abuurta sheekooyinka , balse waxa uu baadi goobaa gabar qaboow oo uu ka helayo farxad .

* Ninka ayaa aamisan in qalbigiisa uu ku jiro cunug yar , sidaa darteed waxaa gabaryaheey waajib kugu ah in arintaas ka faa`ideysato isla markaana ninkaada ula macaamisho in uu cunug yahay oo uu doonayo in uu helo farxad isla markaana uu neceb yahay .

Romantic : waligaa ha dayicin fursad waliba oo aad ninkaada ugu muujin karto Jaceylkaada waayo waxa uu doonayaa in uu ka helo badelka waxa uu ku siinayo.

* Mid Ku Fiican Dhageysiga : ninka ayaa ka hela gabarta ku wanaagsan dhageysiga isla markaana ihtimaam siisa waxa uu leeyahay , sidaa darteed isku day in aad ninkaada si wacan u dhageysato.

* Midda Aysan Jiirn Wax Ay Ku Qanceyso : kama helo noocaas aad ayuuna u neceb yahay haweeneyda dooneysa in ay wax waliba hesho iyadoo aysan dadaal badan arintaas kaga bixin

* Hogaaminta : ninka kama helo haweeneyda aan laheyn farsamooyin ay wax ku hogaamiso waayo waxa uu u arkaa ninka gabarta qeyb ka mid ah noloshiisa ee uu ku dhisi karo guri leh farxad ee gabaryaheey dadaal ku bixiya in aad ninkaada wax kala hogaamiso guriga .


thumbnail Title: Noqo Gabar Tilmaamahan leh Si laguu Kala dafo
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-02T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Noqo Gabar Tilmaamahan leh Si laguu Kala dafo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 02, 2017 and have 0 comments