Ragheb Alama iyo Assala iyo Maya Diab oo Beirout Kuwada Caweeyey

Ragheb Alama iyo Assala iyo Maya Diab oo Beirout Kuwada Caweeyey

Xidigaha fanka carbeed Ragheb Alama, 

Assala iyo Maya Diab iyo fashion Designerka Nikola Jubran ayaa ku wada caweeyey casimada Lebanon ee Beirout 


iyagoo u dabaaldagayay christmaska sawiradoodana kusoo 

bandhigay baraha bulshada oo uu ugu horeeyo instgramku.