Sacuudiga: 'Shaqaale ajnabi oo lagu xukumay xabsi markii ay mishaar waydiisteen'

Sacuudiga: 'Shaqaale ajnabi oo lagu xukumay xabsi markii ay mishaar waydiisteen'

Wararka ka imaanaya Sacuudiga ayaa sheegaya in shaqaale ajnabi lagu xumkumay xabsi, iyo in la karbaasho markii ay ka cawdaan inaan mishaar la siin.

Wargaysyada Sacuudiga ayaa sheegay in ku dhawaad konton shaqaale ay ku xukuntay afartan iyo shan ilaa afar bilood oo xabsi ah maxkamad ku taal Mecca.

Shaqaalaha qaar ayaa lagu xukumay saddex boqol oo karbaash.
Dacwadan ayaa la xiriirta shirkadda dhismaha ee Saudi Binladin, 

oo shaqaale badan shaqada ka joojiyay isagoon lacag siin bilo badan kadib markii dhaqaalaha Sacuudiga ay saamaysay hoos u dhacii sicirka shidaalka.


Dhowr bas oo ay leeydahay shirkadda ayaa waxaa gubay shaqaale xannaqsan.
thumbnail Title: Sacuudiga: 'Shaqaale ajnabi oo lagu xukumay xabsi markii ay mishaar waydiisteen'
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-04T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sacuudiga: 'Shaqaale ajnabi oo lagu xukumay xabsi markii ay mishaar waydiisteen'



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 04, 2017 and have 0 comments