SIR U GAAR AH DUMARKA : Ninkaaga Arimahan u qabo ka hor Nolosha

SIR U GAAR AH DUMARKA : Ninkaaga Arimahan u qabo ka hor Nolosha

Waxaa dumar badan oo fikir haysto u haynaa dawo aanan ahay mid mid la cunayo Hasa Yeshee Waa mid gaacntaada ku jirta oo adiga adeegsigeeda lagaa raabo , ogaaw sabarka iyo deganaanta iyo qarinta sirta ayaa ka mid ah furayaasha lagu kasbado qalbiga ninka Aad Sida Dhabta Ah U Jeceshahay.

Dumarka caqliga badan ayaa ah mida og in jaceyl la`aantaada ninkeeda aheyn in gabi ahaanba jaceylka dhamaaday oo aan dib u cusbooneysiin lagu sameyn karin balse waa mid og in muragada ku jirta qalbigeeda mid u adeegsan karta tamar xoogan oo mar kale geedka jaceylka ugu beeri karta ninkeeda halka ay guul darada iyo niyad jabka magan gali laheyd.

Ama Ay La Kumlmi laheyd. Balse Su`aasha Meesha Taala Ayaa waxa ay tahay sidee qalbiga ninkeyga aan i jecleyn jaceyl ugu abuuri karaa Wa Mid Aad Mar Walba Is Weeydiso Gabaryahey ?.

Hadaba Gabaryahey Furayaasha ugu muhiimsan waxa ka mid ah in aad ogaato waxa uu ihtimaamka siiyo Aama uu muhimada siiyo uuna u jan jeero mar waliba adiga oo kala qeyb qaadanaya , tusaale haddii uu jecel yahay balwad gaar ah sida aqrinta buugaagta u soo raadi buugaag adiga oo maktabayada aadaya oo u keen buug aad is leedahay waa uu qancinayaa wuuna Kugu so xususan doona mar walba niyada ayuuna ku haynayaa.

Balse Gabaryahey Ogoow kala hadalka mowdoocyada uu jecel yahay waxa ay ninkaada ku qasbeysaa in dhankaada u soo janjeersado Uuna Maanka Kugu Hayo.



Gabaryaheey waxaad qalbiga ku haysaa in ixtiraamka iyo xariirka wanaagsan oo aad qoykiisa la yeelato iyana ay gacan ka geeysaneyso in qalbiga ninkaada kasbatid kartin waana talo fiican oo ku anfici doonta hadii aad arimahan hirgalisid.
thumbnail Title: SIR U GAAR AH DUMARKA : Ninkaaga Arimahan u qabo ka hor Nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-11T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SIR U GAAR AH DUMARKA : Ninkaaga Arimahan u qabo ka hor Nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 11, 2017 and have 0 comments