Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob

Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob

Maamulka, culumada iyo ehellada laba gabdhood oo fal kufsi ah lagula kacay degmada Goldogob ee maamulka Puntland ayaa la tacaalaya inay xal ka gaaraan arrinkaan.

Dhacdadan ayaa soo shaacbaxday kadib markii ay dadkii falkan geystay ay muuqaalo iyo sawiro ay ka duubeen mid ka mid ah gabdhaha la faraxumeeyey lasoo dhigay baraha bulshada.

Maamulka Goldogob ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen 5 ka mid ah raggaasi, sharcigana lagu qaadaayo, 



iyadoo dhibanayaashi dhaawacyada loo geystey lagu dabiibayo mid ka mid ah Isbitaalada maamulkaasi.
thumbnail Title: Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-18T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 18, 2017 and have 0 comments