Birthday Girl: Soo Jiidasho Badnaa Sawirada Preity Zinta Dhawaanahaan Laga Qaaday Da’Yarta Meel Ayay Saartay

Birthday Girl: Soo Jiidasho Badnaa Sawirada Preity Zinta Dhawaanahaan Laga Qaaday Da’Yarta Meel Ayay Saartay

Maanta waa dhalashada atariishada bollywood-ka laga Jeclaa Preity Zinta maanta warbaxinteeda ayaa warbaahinta U badan maadaama ay tahay atariisho bollywood-ka ka gaartay maqaamkii ugu sareeyay.

Preity Zinda oo sanadkii hore la guursaday waxaana guursaday ganacsadaha America u dhashay ee Gene Goodenough waxay la imaaday quruxdeedad lagu yaqaanay waxayna booska ku Heysataa Da’yarta Bollywood-ka.



sawirada laga soo bandhigay Super Star-daan.

thumbnail Title: Birthday Girl: Soo Jiidasho Badnaa Sawirada Preity Zinta Dhawaanahaan Laga Qaaday Da’Yarta Meel Ayay Saartay
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-01T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Birthday Girl: Soo Jiidasho Badnaa Sawirada Preity Zinta Dhawaanahaan Laga Qaaday Da’Yarta Meel Ayay Saartay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 01, 2017 and have 0 comments