CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA NINKA SIDA LOO DHEEREEYO GUSKA

CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA NINKA SIDA LOO DHEEREEYO GUSKA

CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA NINKA

Ninku waa inuu xubnihiisa taranka (geedkiisa) biyo iyo saabuun ku mayro ugu yaraan hal jeer maalintii. Waa inuu galmo kasta dabadeed xubnihiisa si feejigan u mayraa, gaar ahaan kolka uu ka baqayo inuu jabto qaado, isaga oo ku dadaalaya inuu xubnahaasi ka ilaaliyo wax dhaawac ah.

Ragga qolfada laga gooyo (sida Muslimiinta iyo Yuhuudda) iyaga waxaa ku filan in marka ay qubaysanayaan saabuunta ku mayraan xubnahooda taranka, mar kasta oo ay kaadiyaan ama dumarkooda u galmoodaanna iyana si wanaagsan u mayraan. 


Waxaa haddaba lagugula dardaarmayaa in galmo kasta dabadeed aad geedkaaga biyo kulul ku mayrtid, kulayle iyo qaboobe xilligii la joogaba, maxaa yeelay waxaa la caddeeyey in biyaha qaboobi ay geedka ragga jilciyaan oo dilaan.


thumbnail Title: CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA NINKA SIDA LOO DHEEREEYO GUSKA
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-25T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA NINKA SIDA LOO DHEEREEYO GUSKA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 25, 2017 and have 0 comments