CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA RAGA IYO DUMARKA GALMADA XOOJISO

CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA RAGA IYO DUMARKA GALMADA XOOJISO

CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA

Qofka bani’aadmiga ahi waxa uu isticmaalaa xubnihiisa taranka 

kolka uu u galmoonayo la qaybsadaha noloshiisa ee uu ka dhex xushay kumanaanka qof ee uu la nool yahay. 


Haddaba sida maacuunta nadiifka ah iyo miiska sida wacan loo goglay ay u furaan abitaaytka qofka, 

ayaa loo baahan yahay in mid kasta oo kamid ah 


labada isdoortay uu u daryeelo xubnihiisa


 taranka si uu u soo jiito rabitaanka gacalkiisa.


thumbnail Title: CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA RAGA IYO DUMARKA GALMADA XOOJISO
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-25T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
CAAFIMAADKA XUBNAHA TARANKA RAGA IYO DUMARKA GALMADA XOOJISO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 25, 2017 and have 0 comments