Daawo Video: Gabar Jirkeeda Ka Ganacsata Oo Dhimatay Iyadoo Galmo La Wadaageysa Qaar Ka Mid Ah Macaamiisheeda (Kadib Maxaa Dhacay ?)

Daawo Video: Gabar Jirkeeda Ka Ganacsata Oo Dhimatay Iyadoo Galmo La Wadaageysa Qaar Ka Mid Ah Macaamiisheeda (Kadib Maxaa Dhacay ?)

Haweeney jirkeeda ka ganacsata ayaa galmo lagu dilay magaalada Bulowayo ee wadanka Zimbabwe, waxaa ay galmo la wadaageysay qaar ka mid ah macaamiisheda sida ay qorayaashu sheegeen.

Laakiin sheekadda ayaa la yaab laheyd markii meydka gabadhaan uu nuux nuuxsaday kadibna ay hadashay markii lagu waday sanduuqa birta ah ee meydadka.

Shilkaan ayaa asbuucii lasoo dhaafay ka dhacay Manor Hotel waxaana gabadhaan oo lagu magacaabo Mandlo ayaa bur burtay neeftuna xirantay kadibna naftu ka baxday sida ay sheegtay Herald-Sun.

Laakiin sida ay wariyaashu sheegeen marki meydka laga qaaday hotelka oo la galiyay sanduqa meydka lagu qaado ee birta ah , kooxdii meydka waday ayaa dareemay nuux nuuxsi ,markii ay fiiriyeena waxa ay ku tiri “ma waxaad rabtan inaad I dishaan.

Bulawayo24 bogga la yiraahdo waxaa uu aaminsan yahay iney gabadhaan xamili weysay raga ayna neeftu istaagtay, laakiin markii laga feeday sanduuqa meydka ay booday.

Waxaa ay aheyd sida filim oo kale ayey dadka qar yiraahdeen kadib dhacdadaan yaabka laheyd.



Muuqalkan arintaan ka daawo
thumbnail Title: Daawo Video: Gabar Jirkeeda Ka Ganacsata Oo Dhimatay Iyadoo Galmo La Wadaageysa Qaar Ka Mid Ah Macaamiisheeda (Kadib Maxaa Dhacay ?)
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-01T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Video: Gabar Jirkeeda Ka Ganacsata Oo Dhimatay Iyadoo Galmo La Wadaageysa Qaar Ka Mid Ah Macaamiisheeda (Kadib Maxaa Dhacay ?)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 01, 2017 and have 0 comments