dumarka ka xishooda ineey ragooda ka dalbadaan ciyaarta sariirta

dumarka ka xishooda ineey ragooda ka dalbadaan ciyaarta sariirta

Dumarka qaarkood ayaa la ogaaday in ay xishood dartii aysan dhag jalaq u siin hanaan wanaaga wasmada ee sariirta dusheeda…..

Nolosha Haboon ee Lamaanaha wadaagay guurka xalaasha ahi waxa ay ku wanaagsan tahay qanacsanaan dhan waliba haba ugu badnaato in Dumarka lagu qanciyo sheeko mug leh,labis heer sare ah, rajo gelin mustaqbal wanaagsan, iyo xaalada lagu tilmaamo dagaalka qabow ee ka dhaca sariirta dusheeda waana wasmada raaxada leh Sariirta dusheeda nolosha lagu wadaago daraasad ayaa tilmaameysa in ay tahay gogoldhiga nolosha cusub guurka sidoo kale waxa lagu tilmaamaab bandhig ay ku kulmaan labo jinsi oo lab iyo dhedig ah sida ku cad daraasad kale firaash wadaaga labada jinsi waxaa shukaanta u haya ragga walow ay daraasadu leedahay in dumarka leeyihiin sharaxaada iyo qurxinta ciyaarta oo door muhiim ku leh.



Dumarka qaarkii ayaa la ogaaday in ay xishood dartii aysan dhag jalaq u siin hanaan wanaaga galmada ee sariirta dusheeda, iyada oo ay ugu wacan tahay dhacdadaasi in ay u arkaan wax ceeb ah in laga hadlo ha yeeshee waxaa meesha ka baxa kaalinta ay ku leeyihiin ciyaarsiinta

thumbnail Title: dumarka ka xishooda ineey ragooda ka dalbadaan ciyaarta sariirta
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-27T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
dumarka ka xishooda ineey ragooda ka dalbadaan ciyaarta sariirta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 27, 2017 and have 0 comments