Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Bulsha:- Wiil dhalinyar ayaa wuxuu fadhiyay makhaayad wuxuu ku yiri gabar meel u dhow fadhisay :“ma kula fariisan karaa?”gabadhii ayaa ugu jawaabtay cod dheer :

“caawo ma kula seexan karo” dadkii makhaayadda fadhiyay oo dhan wiilka ayay indhaha ku soo fiiqeen, wiilkii wuxuu dareemay wejixumo iyo yaxyax, daqiiqado kaddib gabadhii ayaa wiilka agtiisa u soo socotay waxay ku tiri iyadoo hoos u hadlaysa :

“aniga cilmu nafsi ayaan bartay waxaan ogahay hadda waxa aad dareemayso oo yaxyax ah”, wiilkii ayaa yiri isagoo kor u hadlayo :

“3000 doolar hal habeen way badan tahay” dadkii oo dhan maqaayadda joogay gabadhii ayay si xun u soo fiiriyeen waxay u qaateen inay dhilo tahay, wiilkii ayaa gabadha dhegta markaas ugu sheegay :

“anigana abuukati ayaan ahay qadiyadda sida loo rogo waan kuu dheereeyaa”


thumbnail Title: Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-23T00:55:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 23, 2017 and have 0 comments