goobaha galmada lagu sameeyo ugu mac

Waxaan maanta idiin soo tabineynaa  Qaababka ugu Haboon ee xaga Galmada. 

Waxaa jira 150-hab oo galmada oo la sameeyo , mana lagu soo koobi karo sharaxaad waxase ka qaadaneynaa dhowr hab oo galmada cusub ah oo raaxo laga helayo.

Hadaadan aheyn Xaas ama Xaasle muhiim ma ah in aad aqriso qoraalkaan waayo waxaa sura gal ah in dareen aad ka qaado ama xiligaan diyaar adaan u aheyn barashada .



Hadaba hababkaan oo loo galmooda raaxo ayaa lagu helaa.

In Ninka naagta ka sara maro(Normal Psotion)
In Naagta Sareyso(Women Above)
In Ninka naagta dhanka gadaal ka soo maro in ay is bar-bar jiiftaan.
In Ninka kursi ku fariisto naagtana ku fariisato xubinta ninka
in naagta miis dheer ku kadaloobsato ninka gadaal ka soo geliyo.

Sidoo kale waa in jirka uu ahaada mid u diyaarsan maxaa yeelay jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni malaha waayo waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo ka kacayo.

Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in uu ahaado mid jawigiisa degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay .

Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka dhargaan .

Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada .

Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka wax ay u baahyan yihiin hadal macaan una mahad celi , xabad gili waayo raaxadii hore mid ka mac ayay daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa .



Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna kuwaas in lala raaxeysto. Hadii aad talo iyo tusaale ama su,aal aad qabto fadlan kala soo xiriir ciwaankeena hoos ku qoran.