Hadaad sidaan ugu raaxayso qayladayda deriskaaga laga maqlaa!!!

Hadaad sidaan ugu raaxayso qayladayda deriskaaga laga maqlaa!!!

 Hadii aad qaabkaan ugu raxayso gabdha xiliga galmada waa hubaal in ay qayladeeda in dariska laga maqlaya ugaar ah ciyaarta saeiirta Si aad ugu raaxeysato noloshaada cusub ee xaaslaha ah uu sana mashaakil kuugu imaanin iyo qilaaf waa inaad ka fogaataa caadooyinkaan soo socda.

Inaad la haasaawdo naag kale: Waa arinta ugu badan ay ka caroodaan dumarka kana maseeraan.

Waa inaad yareysaa daawashada cayaaraha: Hadii aad ahayd mid ku dhameysata waqtigiyada  firaaqada uu leyahay TV-ga iyo in uu cayaaro geeymka waxaa muhiim ah haadii aad guursato in aad ku xisaabtanto waqtigaaga maxaa yeelay xaaskaaga waxay u baahan tahay in badan oo waqtigaaga ah.

In aad ka dheeraato oo aad yareyso asxaabtaada: Waxba kama qabto xaaskaaga hadii aad la kulanto saaxiibadaa isbuucii hal jeer laakiin hadii uu soo laalaabto kulamada saxiibadaada xaaskaaga waxay u tahay dhibaato wayn.
Inaad ka ilaaliso gurigaaga wax walbo oo dhib ah: Dumarka badan kood waxay amin san yihiin gurigeeda in uu yahay hantideeda qaaska ah ayna waajib tahay in ay ilaalsato hadii ay tahay nadaafada iyo maamul kaba sidaa dartee waxaa haboon in aad la qabsato nolosha cusub.



Gurigaaga ma ahan maqaayadaada cusub: Xaaskaaga waxay kaaga baahan tahay in aad kaalmeyso in badan hadii aad tahay mid caadeystay  hadii aad tahay mid mar walba raashinka fadhigiisa loogu keeni jiray oo amar badan waa inaad iska iloowdaa dhaqankaas.

thumbnail Title: Hadaad sidaan ugu raaxayso qayladayda deriskaaga laga maqlaa!!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-08T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hadaad sidaan ugu raaxayso qayladayda deriskaaga laga maqlaa!!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 08, 2017 and have 0 comments