Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya

Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya

Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ula soo gudbay wareega ugu danbeeya ee Doorashada.

Mudane Farmaajo oo horay usoo noqday Ra’isul Wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa ah hogaamiye ay aad bulshada  u jecelyihiin waxaana ay bulshada inta badan u arkaan doorashada Farmaajo in ay tahay Guul taariikh ah oo u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed.



Dib ayaan idinkaga Soo gudbin doonaa Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo.
thumbnail Title: Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-09T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 09, 2017 and have 0 comments