Haweeney Aad U Qeylisa Xiliga Galmada

Haweeney Aad U Qeylisa Xiliga Galmada

Gabar kasoo jeeda gobalka Pennsylvania ayaa la xiray oo xabsiga loo taxaabay kadib markii ay mudo labo sano ah dhibaato ku qabeen dariskeeda markii ay galmo sameyneyso.

Amanda Marie Warfel ayaa la maxkamadeeyay markii ay dariskeedu dacwo ka keeneen kuwaas sheegay iney aad u dhawaaqdo xiliyada ay galamada ku jirto waxaana lagu eedeyay iney mararka qaar nolol la qaadato koox niman ah.

Tanya Saylor ayaa wacday booliska waxaana ay u sheegtay in guriga ay jiifato ay dhibaato ku qabto habeenkii iyadoo gabadha ay dariska yihiin ku eedeeysay mid aan aamusi Karin.

Saylor ayaa saxaafada u sheegtay iney la hadashay Warfel inta aaney dacweynin iyadoo ka codsatay iney codka gaabiso xiliga galmada madaama ay gabadheda yar ay iskuul aado aroortii.


Waxaa ay hooyadaan sheegtay in shan codsi oo ay u gudbisay gabadhaan habeenkii dareenkeedu ka qeylisiiyo in dhamaan aaney waxba ka hagaagin.
Booliska ayaa xiray gabadhaan waxana lagu xakumay labo bilood oo xarig ah markii ay qiratay dambiga lagu soo eedeyay.


thumbnail Title: Haweeney Aad U Qeylisa Xiliga Galmada
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-03T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haweeney Aad U Qeylisa Xiliga Galmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 03, 2017 and have 0 comments