Labo ayaan nin ku dooranayaa inuu bahalka u wen yahay iyo 6 back inuu leeyahay

Labo ayaan nin ku dooranayaa inuu bahalka u wen yahay iyo 6 back inuu leeyahay

 Dadka isku mid mahan waayo alle ayaa markii hore kala duway waayo dadka qaar waxaa laga helaa sida nimco oo kale taas oo qadarin badan u heysa raga oo dhan sida ay horay u sheegtay nimco waxaan ay aqoon jirtay wiil
inbadan jeclaa lkn iyada ma aysan jecleyn waayo waxaa ay sheegtay in uusan dooqeyda ahey.




Nimco ayaa tiri aniga wiilkas kama helin lkn waxaan ku qaatay ilaa 3 arimood kuwas oo an wali ku arkin raga kale lkn waxaa isweydin mudan maxeey ku aragtay ninkaas nimco taas waxaa jawbteyda aad ka heli dontaa qeybaha hoose ee qoralkeena.

1 Waxaan ku arkay dulqaad badan kaas oo ana ku arkin ragii kale ee aan waday ama aan shukansanayay

2: Waxaa uu ahaa
nin aan ka helo wax
aan rabo wali qadarin
gaar ah ii sameya
waayo hadii uu i
guursado intaas
waan ka helaa


3: Waxaa uu ahaa
nin ahlu diin ah wayo
waxaa uu aha nin
aad u salaad badan.

thumbnail Title: Labo ayaan nin ku dooranayaa inuu bahalka u wen yahay iyo 6 back inuu leeyahay
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-28T23:12:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Labo ayaan nin ku dooranayaa inuu bahalka u wen yahay iyo 6 back inuu leeyahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 28, 2017 and have 0 comments