Ragga oo dhibsada haweynka jacel in iyaga loo raaxeeyo.

Ragga oo dhibsada haweynka jacel in iyaga loo raaxeeyo.

Hadaad gabaryaheey aaminsan tahay in waxa kaliya lagaa doonayo in ay tahay in aad sariirta
is dhigto oo aad ninka ka sugto wax waliba taasi waa fikrad qaldan ogaaw qalad weyn ayaad
galeysa.

Ninka ma uu doonayo jir aan naf laheyn balse waxa uu doonayo in la weydaarsado dareemo .

Hadaad jeceshahay in ninka uu kaa dhunkado meel waliba oo jirkaada ah adna aad ka
bakhiileyso , ogaaw wax aad ka taqaano ma jirto nolosha ragga , ninka waxa uu jecel yahay in
meel waliba laga dhunkado .

Hadaad aamisan tahay in kaliya fara ka cayaarka sariirta laga sugayo in ninka uu kaliya
bilaabo taasina waa qalad , ninka waxa uu jecel yahay in haweeneyda la fara cayaarto isla
markaana u sheegto waxa ay dooneyso in uu u sameeyo dhanka raaxada.

Ragga waa neceb yihiin haweeneyda jecel in iyada loo raaxeeyo balse ninka aan dhandhansiineyn
Sidoo kale, Ragga ma jecla haweeneyda fal celisyadeeda raaxada ka dhasha qarineysa ,

haweenka qaarkii ayaa xishood dartii u qariya haar raaxeedka yimaada xiliga weerarka sariirta
, waxa ayna ragga jecel yihiin in ay dareemaan in gariirka galmada macaantooda gaarsiiyeen
iyaga oo ka tusaale qaata , 


shanqar codeedka ka soo baxaya . neefsiga iyo iyadoo si saraaxad leh.
thumbnail Title: Ragga oo dhibsada haweynka jacel in iyaga loo raaxeeyo.
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-16T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga oo dhibsada haweynka jacel in iyaga loo raaxeeyo.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 16, 2017 and have 0 comments