SAWIRO NAXDIN LEH: Al-shabaab oo Baahisay Xasuuqii Ciidamada KENYA ee deegaanka Kulbiyoow

Muqdisho : Ururka Al-shabaab ayaa  baahiyay Sawirada weerarkii ay ku qaaden Xerada ciidamada Kenya ee deegaanka Kulbiyoow ee gobolka Jubadahoose.

Warbaahinta ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa baahisay Sawirada Weerarkaas oo si xun loogu xasuuqay ciidamada Kenya sida ka muuqata.

Sawirada laga baahiyay weerarka ayaa waxaa lagu arkayay meydadka askar ka tirsan ciidamada Kenya oo daadsan gudaha Xerada.







Weerarka Xerada ciidamada Kenya ee deegaanka Kulbiyoow oo ka tirsan gobolka Jubadahoose, ayaa dhacay 27-kii bishan, waxa ayna Maleeshiyada Al-shabaab sheegtay in weerarkaasi ay ku dishay 72 Askari oo Kenyaan ah, halka dowlada kenya ay arrintaas beenisay.