Sideen u kordhin karaa miisaanka jirkayga talo yaan rabaa

Sideen u kordhin karaa miisaanka jirkayga talo yaan rabaa

Waan idin salaamay, wll waxanahay 

wiil da,diisu tahay 18 jir sido kale misankayguna waa 52kg 


sido kale wan dhubanahay waxanan rabaa inaan


1- inaan kordhiyo miisankayga

2- inuu jidhkaygu buuxsamo ama dhamaystirmo


√ maxad talo isiin lahayden marka walaalayashayda plz