WAR DEG DEG HANBALYO.HANBALYO Madaxwayne Maxamed C.lahi Farmaajo

Madaxwaynihii Hore ee Dawlada Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ku dxhowaaqay inuu isaga Hadhay Doorashada Wareega Sadexaad, Isagoo Hanbalyo u diray Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.

Maxamed C.laahi Farmaajo Ayaa Wareegii Labaad wuxuu Helay Codadkii ugu Badnaa, Kuwaasi oo gaadhay 184-Cod, iyadoo Xasan sheekh uu helay 97-Cod, Waxaana sidoo kale Sheekh Shariif oo kusoo Xigay uu Helay 46-cod.



Madaxwayne Cusuba Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Hada Madashaasi Xilka uu Qabtay Loogu dhaariyey.