Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

magacaygu waa ahlaam waxaan ahay 18 jir waxaan jecelahay qof isaguna ii jecel si kadaran sidaan u jecelahay 

mudo sadex sano ah wuxuu isoo bandhigtey guur anigana waxaan ka cabsanayaa walidkeey waayo hooyadeey waxaan ka dareemaaa diidmo iyo kalsooni daro ka dhan ah wiilkaas 

hadii aan u bandhigo go.aan kasoo ah guur waxaan ka cabsanaaya ineey diidaan waayo waa qof yar waxayna 

moodayaan inaanu masuuliyad iga qaadi arin isaga da.diisu waa 20 jir marka ila taliya asxaabeeyuuu


Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

thumbnail Title: Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-20T19:42:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 20, 2017 and have 0 comments