5-taan Qodob Ayay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

5-taan Qodob Ayay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

Haddii aad boodi goobeyso in aad ogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa gaaloos  ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato.

Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee jaceylka kana qarin dareemihiisa Jaceyl ee uu u hayo .

Waa nin xittaa bulsahda dhexdeeda ku qarin sida uu ula tacajubsan yahay lamaantiisa , waxa ay haweenka ka helaan nin weydiiya waxa ay xiiseyneyso .


Kalsooni : haweeneyda waligeed xariir lama yeeelato nin aan awoodin muujinta ra`yigiisaa ama u dagaalami karin waxa uu doonayo balse waxa ay dooneysaa nin isku kalsoon oo garanaya waxa uu doonayo iyo sida uu uga gun gaari karo waxa uu tiigsanyo , ma jecla nin dad kale raaco oo koobiyeeya balse waxa ay ka heshaa nin ku qanacsan shaqsiyadiisa.



Daacadnimo : si waliba oo uu ninka u yahay mid guuleysta , caqli badan aadna u qurux badan haddii ay haweeneyda ku aragato qiyaano ama oofin la`aan dhanka balanta ah waa ay ka carartaa gaaloos    waxa ay ku leedahay waxa ay haweeneyda dooneysaa nin ay ku dareento ammaan dhanka xariirka jaceylka ah .

thumbnail Title: 5-taan Qodob Ayay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-31T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
5-taan Qodob Ayay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 31, 2017 and have 0 comments