Daawada Gadaal wayneysa Ha iska badin hadii kale sidaan ayaad naqanaysaa -Daawo

Daawada Gadaal wayneysa Ha iska badin hadii kale sidaan ayaad naqanaysaa -Daawo

Waxaa marqaati ma doonta ah in ay jiraan hab haweenka aduunka ku dhaqan ku kala tartama sidii ay u quruxsan lahaayeen wijigooda iyo dhamaan jirkooda waxaana mudooyinkii ugu danbeyay caalamka uu ahaa mid aad ugu soo badanayay in wax laga badalo gaar ahaan inta dhexe ee haweenka ama meesha loo yaqaano Bistooladaha waana mid keentay gabadhaan 25-sano jirta ah in uu dhumo muuqeeda iyo sidii uu eebe markii hore u abuurtay. 

Police-ka gobolka Miami ayaa gacanta ku soo dhigay Dhaqarkaasi ayadoona loo heysto si qaldan oo uu u siiyay daawo gabadhaasi qurux raadiska aheyd waxaana loo heysta sida uu u kala badiyay muuqaalka jirka gabadhaaasi.

Ms. Juily ayaa ah gabar haatan ka walwalsan sida ay noqotay ayadoona markeedii hore ay aheyd mid aad u qurux badan balse waxa ay sheegtay in ay ka shaleysay in ay wax ka badasho jirkeeda oo haatan kala lumay ama isku dhaxyaacay.

Wadanka Kenya oo aan haatan ku suganahay ayaan ku arkay goobo badan oo lagu quruxiyo haweenka gaar ahaan kuwa doonaya in ay kordhiyaan quruxda uu eebe siiyay kuna qanacsaneen intooda badan maadaama ay gaalo yihiin, 
MUUQAALKA SIDA AY NAQATAY:






waxaana lagu qoraa qeybta dhexe ee jirka ama salka oo ah goobaha ugu badan ee haweenka ay wax ka badalaan iyo waliba dhanka Lugaha oo iyana aad ay u jecelyihiin in ay ka dhigaan kuwo aad u buurbuuran.

thumbnail Title: Daawada Gadaal wayneysa Ha iska badin hadii kale sidaan ayaad naqanaysaa -Daawo
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-03T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawada Gadaal wayneysa Ha iska badin hadii kale sidaan ayaad naqanaysaa -Daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 03, 2017 and have 0 comments