Daawo Afar Qaab oo ay Dumarka jecelyihiin in loogu Galmoodo lakiin ay Raga soomaalida ka caajisaan

Daawo Afar Qaab oo ay Dumarka jecelyihiin in loogu Galmoodo lakiin ay Raga soomaalida ka caajisaan

Runtii dumarku waa ay ka helaan galmada. badanaana waa ay ka fekeraan in ka badan Ragooda.
Waxay muujiyaan waxyaalo cajiib ah oo ay ku soo bandhigayaan in aad fahanto.
Cajiibyadaas ay soo bandhigayaan haddaad ka noqoto dhegweyna waxay leedahay Dhibkeeda.
Waxay si dahsoon kuugu sheegayaan qaababka galmo ee ay aadka uga helaan dumarku, Markastoo ay idin dhex marayso ciyaarta sariirta, markastoo aad wacdare ka muujisana Waxaad ka dareemaysaa wajiga subaxdii ay la soo toosto.
is qurxintoodu waxa ay ka turjumaysaa sida ay diyaar ugu tahay in ay hesho nin rag ah oo ka qanciya waxyaalaha ay ka tabayso nolosha.
Haddaba waxaa jira dhowr qaab oo galmo oo ay dumarku aad u jecelyihiin ninkii ku Dhaqaaqana ay siinayaan jacayl
aad u baaxad weyn, waa hubaal in nin waliba uu ku taamayo siduu uga heli lahaa dhanka saaxiibtiis jacayl iyo qabow iyo debecsanaan balse waxaa laga yaabaa in uu ka dhaga xiranyahay sidii uu u kasban lahaa qalbiga ku xiran dheregta sariirta,

maxay yihiin qaababkaasi maxaase ka Dhalan kara? waa su’aalaha aan rabno in aan halkan kaga jawaabno.
Rukuubka


thumbnail Title: Daawo Afar Qaab oo ay Dumarka jecelyihiin in loogu Galmoodo lakiin ay Raga soomaalida ka caajisaan
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-26T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Afar Qaab oo ay Dumarka jecelyihiin in loogu Galmoodo lakiin ay Raga soomaalida ka caajisaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 26, 2017 and have 0 comments