Dumarka Gaab­gaaban oo ka Nasiib Badan dumarka dhaadheer Xaga galmada

Dumarka Gaab­gaaban oo ka Nasiib Badan dumarka dhaadheer Xaga galmada

Daraasad cusub oo lagu sameeyey dalka mareykanka ayaa sheegtay in dumara Gaa­gaaban ay ka hor helaan Raga dumarka dhaadheer ama ay kahor guursadaan isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin, Hablaha gaagaab oo had iyo jeer qaata kabo cidhib dheer oo ay isku dheereeyaan yaa daraasadan oo lagu sameeyey jaamacadaha Harvord &; Oxfod University ay sheegeen in dumarka gaa­gaaban ay uga nasiib badan yihiin dumarka dhaadheer helida Raga isla markaana ay ka dhalmo badan yihiin.


 Dr. Daniel Nettle oo ka tirsan jaamacada Open University ee dalka ingiriiska ayaa sheegay in sababta ay uga dhalmo bateen dumarka Gaa­gaaban kuwa dhaadheer inay tahay wakhtiga Caadadooda oo aad isugu dhow dhow

thumbnail Title: Dumarka Gaab­gaaban oo ka Nasiib Badan dumarka dhaadheer Xaga galmada
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-16T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka Gaab­gaaban oo ka Nasiib Badan dumarka dhaadheer Xaga galmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 16, 2017 and have 0 comments