Eeg waxa ay nimanka iyo naagaha u tarto toonta

Eeg waxa ay nimanka iyo naagaha u tarto toonta

Qofka kacsigiisa yaryahay ama bahlkiisa si fiican aan u taagmin waa inuu cunaa toonta, sida la ogyahay toonta aad ayay u leedahay guud ahaan caafimaad sidoo kale toonta waxay daaweynaysaa borostaatada ninka sidoo kale jeermiska iyo sunta ayuu dilaa jirka wuxuu ka ilaalinayaa jirrooyinka soo weeraraya, sidee ugu fiican oo loo adeegsan karaa toonta? siyaabo badan ayaa jira loo adeegsado waxaa ka mid ah in hilibka lagu asameeyo ama cuntada la dalacayo, laakin waxaa ugu fiican in ruuxa subixii inuu seddex xabbo caadi u cuno inkastoo uu dhibsanayo marka uu cunayo, waxaa kaloo la sheegay in uu la dagaalamayo Kansarka kaadihayska iyo borostaatada iyo sanbabka iyo mindhicirada iyo maroorka iyo aloosha wuxuu kaloo la dagaalamaa waxyaalaha kiimikada ah oo jirka soo gala, cilmibaarisyo la sameeyay waxay cadeeyeen inuu galmada u roon yahay nin iyo naagba wuu anfacaa, 

dadka aad galmada u sameeya waxaa laguala talinayaa inay toonta badsadaan si ay awooddooda u baab'in
thumbnail Title: Eeg waxa ay nimanka iyo naagaha u tarto toonta
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-04T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Eeg waxa ay nimanka iyo naagaha u tarto toonta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 04, 2017 and have 0 comments