Fanaan Caan ah oo Muqdisho ku geeriyoodey (WAA KUMA?)

Fanaan Caan ah oo Muqdisho ku geeriyoodey (WAA KUMA?)

Fannaanka caan ka ah dadka Soomaalida dhecooda ayaa galabta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa sida ay xaqiijiyeen ehelada Fannaanka.


Allaha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Shey Mire Dacar ayaa u geeriyooday xanuun muddooyinkan hayay. Waxaana geerida fanaanka Shey Mire Dacar u sheegay BBC-da walaakiis Caabi Mire Dacar oo isna fanaan ah.


Fannaanka ayaa la sheegay inuu in muddo ah xanuunsanaa. Shey Mire Dacar wuxuu ka bilaabay fanka magaalada Ceerigaabo 1980-meeyadii, kadibna waxa uu u gudbay magaalada Boosaaso.


Muddooyinkan dambe waxa uu ku noolaa magaalada Hargeysa oo uu heeso iyo bandhig faneedyo badan ku sameeyay.


thumbnail Title: Fanaan Caan ah oo Muqdisho ku geeriyoodey (WAA KUMA?)
Posted by:galmada Net
Published :2017-03-18T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fanaan Caan ah oo Muqdisho ku geeriyoodey (WAA KUMA?)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 18, 2017 and have 0 comments