Aqoonyahhno ku takhasusay xagga galmada ayaa sameeyay Baaritaano lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay sabab u tahay arimahaan soo socda .
Iyada oo ka cabsi qabta in ay ka baxdo qadka: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan dareemahooda ee ay ka helayaan macanka raaxada xiliga ay socoto ciyaar sariireedka taasina waxa ay ku qasabtaa in ay aysan helin gariirka galmada maadaama ay ku jiraan is caburin dhanka dareemaha ah.
In aysan isku kalsooneen ama ku kalsooneen dhismaheeda banaanka: haddii maskaxdaada mashquulsna tahay oo ay ka fekareyso waxa uu ninkaada ka aamisan yahay hab dhismeedkaada dibada ama in aad iso weydiineyso in ninkaada siineyso macaan oo uu dareemayo raaxadada , hadaba ogaaw hadii maskaxdada waxa ay doonto mashquul haku ahaatee in marnaba aadan heleyn raaxo garabryaheey.

Posted by:
Published :2017-03-02T01:50:00+07:00
maxaa u keena dumarka raaxaysi la'aanta xilliga galmada
Posted by March 02, 2017 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment